Axmed Madoobe iyo Wakiilada Beesha Caalamka oo kulan muhiim ah yeeshay

Madaxweynaha Dowlada goboleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa kulan kula qaatay hab maqal iyo muuqaal ah Wakiilada beesha Caalamka u jooga Soomaaliya. Kulankan ayaa waxaa ka qeyb galay Wakiilada Qaramada Midoobay, Midowga Yurub iyo Safiirada dalalka Maraykanka Ingiriiska Sweden Itoobiya iyo Danjirayaal kale oo Soomaaliya jooga. Ujeedada kulankan ayaa ahaa sidii loo … Continue reading Axmed Madoobe iyo Wakiilada Beesha Caalamka oo kulan muhiim ah yeeshay